Jurgen Klopp Oo Iska Iibinaya 10 Xiddig Oo Kooxdiisa Ah Si Uu Dib U Dhis Ugu Sameeyo Kooxdiisa.

Kooxda Liverpool ayaa lagu soo waramayaa in ay iska iibinayso ugu yaraan 10 xiddig inta lagu jiro suuqa kala iibsiga xagaagan xilli uu Klopp doonayo in uu dib u dhis ku sameeyo kooxdiisa xagaaga. Jurgen Klopp ayaa haatanba sameeyay saxiixii ugu horeeyay ee suuqa kala iibsiga xagaaga isaga oo la soo saxiixday xiddiga reer France […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII