Jurgen Klopp oo ka warbixiyay Xaalada dhaawac ee Roberto Firmino

Jurgen Klopp ayaa xaqiijiyay in Roberto Firmino uu seegi doono kulanka Premier League ee ay Liverpool Sabtida la yeelan doonto Crystal Palace xilli uu weli ka soo kabsanayo dhaawaca. Firmino ayaa seegay labadii kulan ee ugu dambeeyay Reds – guushii 3-0 ay ka gaareen Leeds United iyo guushii 3-2 ee Champions League ay ka gaareen […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII