Jürgen Klopp Oo Kashifay Kulanka Uu Virgil Van Dijk Ciyaari Doono

Jürgen Klopp ayaa xaqiijiyay Virgil van Dijk inuu ka soo laaban karo dhaawac muddo dheer uu ka maqnaa kulankii saaxiibtinimo ee khamiistii ay kooxda Hertha BSC ku dhex mari doona Innsbruck. Daafaca, oo aan ciyaarin tan iyo markii uu maray qalliinka jilibka bishii October ee la soo dhaafay, ayaa laga yaabaa inuu ciyaaro kulanka ay […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII