Jurgen Klopp Oo Kashifay Wakhtiga Uu Ibrahima Konate

Tababaraha kooxda Liverpool ee Jurgen Klopp ayaa shaaca ka qaaday wakhtiga uu xiddiga Ibrahima Konate kulankiisii ugu horeeyay ee kooxda Liverpool kadib markii uu xagaagan ku soo biiray kooxda. Xiddiga reer France ee Ibrahima Konate ayaa Liverpool kaga soo biiray Leipzig Klopp ayaana doonaya inuu kaga faa’iideysto daafaca kadib markii ay dhanka daafaca ku dhibaatoodeen […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII