Jurgen Klopp Oo Xaqiijiyay Bixitaanka Georginio Wijnaldum

Tababaraha Liverpool Jurgen Klopp ayaa xaqiijiyay in Georginio Wijnaldum uu ka tagi doono kooxda marka qandaraaskiisu dhaco bisha soo socota. Mustaqbalka xiddiga reer Holland ayaa si weyn loo hadal hayay bilihii ugu dambeeyay isaga oo aan heshiis cusub u saxiixin kooxda Liverpool. Kadib markii uu dhamaaday xilli ciyaareedak premier League Axadii Klopp ayaa xaqiijiyay bixitaanka […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII