Jurgen Klopp oo xaqiijiyay in Harvey Elliott uu Qaliin ku Marayo London Maanta

Tababaraha kooxda Liverpool Jurgen Klopp ayaa xaqiijiyay in Harvey Elliott maanta qalliin looga sameyn doono canqowga gudaha London. Klopp ayaa yiri: “Waxaan la hadlay isaga ka dib ciyaarta xaaladiisa waxay mareysaa meel feecan. ‘Wuxuu hore u aqbalay inuu maqnaan doono in muddo ah maantana wuxuu joogaa London oo maanta qalliin ayaa lagu samayn doonaa.  Taasi […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII