Juventus, iyo Atletico Madrid oo qorsheynaya inay u dhaqaaqaan Bukayo Saka oo Arsenal ka tirsan

Juventus iyo Atletico Madrid ayaa lagu soo waramayaa inay doonayaan Bukayo Saka , si ay ugu dhaqaaqaan xagaaga soo socda. 20 jirkan ayaa noqday xiddig muhiim u ah tababaraha Gunners Mikel Arteta sidoo kale waxa uu si joogto ah uga hoos shaqeeyay Gareth Southgate oo ah Macalinka kooxda qaranka England. Sida laga soo xigtay Calciomercato […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII