Juventus: Liiska saddexda Xidig ee u sharaxan bedelka Cristiano Ronaldo

Iyadoo Manchester City aysan diyaar u ahayn inay iibiso Gabriel Jesus, Juventus ayaa lagu soo waramayaa inay tixgelinayso Mauro Icardi, Moise Kean iyo Luka Jovic si ay ugu bedesho Cristiano Ronaldo. Xiddiga reer Portugal ayaa wadahadalo kula jira Manchester City wakiilkiisa Jorge Mendes ayaa Arbacadii gaaray Turin si uu ula kulmo macmiilkiisa. Ku biiritaankiisa Etihad […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII