Juventus oo bar-baro 2-2 kala kulantay kooxda Udinese, Ronaldo oo Keydka lagu soo bilaabay

kooxda Juventus oo booqasho ugu tagtay kooxda Udinese kulan ka tirsan Horyaalka Serier A ayaa Caawa kala kulantay bar-baro 2-2, iyadoo xidiga CR7 lagu soo bilaabay kursiga keydka. Sharaxaada Ciyaarta. Juventus ayaa u muuqatay koox badineysa kulankan markii qeybta hore ee ciyaarta ay dhaliyeen labo gool oo deg deg ah, Xidigaha kala ah Paulo Dybala […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII