Juventus Oo Barcelona Ka Diiday Dalab Ay Ku Doonaysay Xiddig U Ciyaara Kooxdeeda

Kooxda Juventus ayaa lagu soo waramayaa in ay Barcelona ka diiday isku day cusub oo ay kooxdu ku doonayso saxiixa daafaca dhexe ee Matthijs de Ligt sida ay sheegayaan wararku. Blaugrana ayaa doonaysay saxiixa daafaca dhexe xagaagii hore laakiin xiddiga ayaa ku biiray kooxda Juventus kadib markii ay Barcelona diiday in ay bixiso lacagtii ay […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII