Juventus Oo Barcelona Ula Tagtay Qorshe Ay Kaga Helayso Saxiixa Miralem Pjanic

Kooxda Juventus ayaa lagu soo waramayaa in ay Barcelona u soo bandhigtay saxiixa xiddiga khadka dhexe ee Aaron Ramos si ay uga hesho badalkiisa xiddiga Miralem Pjanic inta lagu jiro suuqa xagaagan. Ramsey ayaa si weyn loola xidhiidhinayay in uu ka tagayo Juventus kadib markii uu ku dhibaatooday xilli ciyaareedkiisii ugu horeeyay kooxda dhanka kale […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII