Juventus oo diyaar u ah in Bayern Munich ay ka iibiso mid ka mid ah xiddigaheeda ugu muhiimsan

Mid ka mid ah laacibiinta kooxda Juventus ayaa soo jiitay indhaha kooxo badan oo qaaradda Yurub ah, waxaana ugu caansan naadiga ka dhisan dalka Jarmalka ee Bayern Munich. Ciyaaryahanka reer America ee Weston McKennie ayaa kaliya joogay Juventus hal xilli ciyaareed wuxuuna cadeeyay inuu ka mid yahay xiddigaha khadka dhexe ee ugu fiican Serie A. […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII