Juventus Oo Go’aan Ka Gaadhay Mustaqbalka Cristiano Ronaldo

Madaxweyne ku xigeenka kooxda Juventus Pavel Nedved ayaa sheegay in Cristiano Ronaldo uu la sii joogi doono kooxda reer Talyaani wixii ka dambeeya dhamaadka suuqan xagaaga. Xiddiga reer Portugal ayaa si weyn loola xidhiidhinayay in uu ka tagayo kooxda Juventus bilihii ugu dambeeyay iyaag oo kooxaha Man United iyo PSG Doonayaan saxiixa xiddiga. Si kasta […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII