Juventus Oo Ka Hadashay Wararka Ku Saabsan Mustaqbalka Cristiano Ronaldo.

Agaasimaha ciyaaraha ee kooxda Juventus ayaa shaaca ka qaaday in ayna jirin calaamado muujinaya in uu Cristiano Ronaldo ka tagi doono kooxda Juventus isaga oo diiday wararka sheegaya in uu xiddigu kooxda ka tagi doono xagaagan. Mustaqbalka Cristiano Ronaldo ayuu shaki weyn ku jiraa iyada oo xiddiga lala xidhiidhinayo kooxo badan oo ay ka mid […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII