Juventus oo ka hadashey hadii Cristiano Ronaldo uu ka tagayo Xagaagan.

Kooxda reer Talyaani ee Juventus ayaa lagu soo waramayaa inay filayso in xidiga ku guuleestay Ballon d’Or shanta jeer Cristiano Ronaldo inuu sii joogo kooxda xagaagan. 36 jirkaan weerarka ka ciyaara ayaa galay sanadkii ugu dambeeyay qandaraaskiisa Turin waxaana lala xiriirinayay inuu ku laabanayo kooxihii hore ee Real Madrid iyo Manchester United . Sida laga soo xigtay Sky Sports News , Juve ma […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII