Juventus oo kula tartameysa Tottenham Hotspur, iyo Arsenal saxiixa Houssem Aouar

Kooxda Juventus ayaa lagu soo waramayaa in ay diyaar u tahay in ay gasho loolanka suuqa kala iibsiga ee xiddiga khadka dhexe ee kooxda Arsenal iyo kooxda Tottenham Hotspur ee Houssem Aouar . 23 jirkaan ayaa weli qeyb muhiim ah ka ah qorshaha Lyon ee uu maamulayo tababaraha cusub Peter Bosz , laakiin mustaqbalkiisa ayaa […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII