Juventus oo qorsheyneysa inay lasoo wareegto Xidiga Bernardo Silva

Kooxda Serie A ka dhisan ee Juventus ayaa lagu soo waramayaa inay ka fiirsaneyso inay amaah ku soo qaadato ciyaaryahanka khadka dhexe ee Manchester City Bernardo silva . Pep Guardiola ayaa shaaca ka qaaday xagaagii in 27 jirkaan uu kooxda ku wargaliyay rabitaankiisa ah inuu baxo, tababaraha reer Spain ayaana soo jeediyay dhowr isbuuc ka hor in mustaqbalkiisa uusan weli hubin . Waxaa la fahamsan yahay […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII