Juventus Oo Rikoodh La Yaab Leh Ka Dhigtay Tartanka Euro 2020.

Waxa meel xiiso leh maraya tartanka Euro 2020 iyada oo maanta la soo afjari doono kulamada ugu horeeya ee wareega Group-yada tartanka kadib markii la ciyaaray kulamo xiiso leh. Kooxaha reer yurub ayaa si gaar ah ula socda tartanka maadama ay qiimaynayaan qaab ciyaareedka xiddigohooda ka qayb galaya tartanka ama ka indha-indhaynayaan xiddigo ay suuqa […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII