Juventus oo Tixgalineysa inay u adeegsato Aaron Ramsey saxiixa xiddiga Manchester United Paul Pogba

Juventus ayaa lagu soo waramayaa inay dooneyso inay u adeegsato Aaron Ramsey heshiis qeyb ah oo ay kula soo saxiixaneyso xiddiga qadka dhexe ee Manchester United Paul Pogba . Iyadoo xiddiga heerka caalami ee dalka France uu ka harsan yahay wax ka yar hal sano qandaraaska uu ku joogo Old Trafford, waxaa la filayaa inuu […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII