Ka Dib Markii Qarankiisa Ku Hogaamiyay Wareega 8-da Euro 2020, Liverpool Mustaqbalka Shaqiri Ayay Ka Hadleen

Liverpool ayaa lagu waramayaa in ay shaaciyaan qiimaha ay uga kaaftoomi karaan xiddigooda Shaqiri kaasi oo aad looga doonayo suuqa xagaaga Laacibkaas ayaa ku fashilmay in booska ku cariirsado Firminho , Salah , Jota iyo Mane , waxa uuna Shaqiri sheegay in mustaqbalkiisa Liverpool uu ka hadlayo marka koobka qaramada Yurub uu soo dhamaado. Liverpool […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII