LIVE CHAT

USA 0017124326996

UK 03306061358

Sweden 0046840308879

SAFrica 0027121003058

Norway 004721939528

Belgium 003225887027

Australia 0280725143

Ausria 4312675954

Ka jawaab su’aalahaan oo ku guuleyso abaal marinta tartan aqooneedka bisha ramadaan ee Webka Filimside.

Kulanti wacan oo wanaagsan akhristayaasheena sharafta lahow Ramadaan Kariim.

Waa barnaamijkeenii tartan aqooneedka bisha barakeysan ee Ramadaanka kaasoo aan abaal marino kala duwan ku bixin doono.

Hadaba si aad uga mid noqoto guuleystayaasha fadlan isku day inaad ka jawaabtid suaalahaan diiniga ah;

1-Waa kuma qofkii ugu horeeyay ee alifay axkaamta Qur’aanka?

2-Waxaad sheegtaa qofkii ugu horeeyay ee gabay tiriyay?

3-Waxaad sheegtaa amiirkii ugu horeeyay ee Islaamka?

4-Sheeg qofkii ugu horeeyay ee asnaam keenay jaziirada carbeed?

5-Waxaad sheegtaa suurada ugu weyn ee Qur’aanka ku jirto?

Nasiib wacan ayaan idiin rajeynaa jawaabta saxda ah allaha idiin haleeshiiyo.

Sidoo kale nagu soo booqda carwada dharka ee Bogaad taasoo ku taalo isgoyska dabka.

Hana iloowin walaal inaad xayaysiimaha midkasta halmar kilik ku siiyo.

Ramadaan kariim     Mahadsanidiin.

Source: laacib.org

AKHRISO: WARARKII Ugu dambeeyey

Leave a Reply

Your e-mail address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII