Kabtankii hore ee Barcelona Puyol oo Fariin qiiro leh u diray Taageerayaasha Kooxda

Ciyaaryahankii hore ee Barcelona captain Carles Puyol ayaa ugu baaqay midnimo taageerayaasha kooxda ee sida halganka kooxda unac taagan isagoo fariintiisa u muujiyay qaab qiiro leh. Kabtanka inta badan waayihii dahabiga ahaa ee kooxda ayaa qabsaday baraha bulshada si uu farriin midnimo ah ugu diro xilli ay kala qeybsan yihiin madaxweyne Joan Laporta iyo tababare Ronald Koeman . Puyol ayaa […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII