Kadib Kulan Xiiso Lahaa Kulanka France Oo Guul Qaali Ah Ka Gaadhay Xulka Germany

Xulka qaranka France ayaa guul ka gaadhay dhigiisa Germany kulan ka tirsanaa kulankii ugu dambeeyay ee kulamada 1-aad ee wareega Group-yada tartanka Euro 2020. Kulanka ayaa ahaa mid aad loo sugayay waliba ahaa mid aad u adag oo ay labada xul soo bandhigeen qaab ciyaareed ah mid walba doonayay in uu guul gaadho 3-da dhibcoodna […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII