Kadib Kulan Xiiso Leh Barcelona & Atletico Madrid Oo Bar-Baro Ku Kala Baxay & Real Madrid Oo Ku Faa’iido Qabta.

Kooxaha Barcelona Iyo Atletico Madrid ayaa ku kala baxay bar-baro gool la’aan ah kulan xiiso lahaa oo ka tirsanaa horyaalka La Liga kana dhacay garoonka Camp Nou. Qaybta Hore: Kooxda Atletico Madrid ayaa ahayd kooxda ku fiican dhanica walba qaybta hore ee ciyaarta iyaga oo soo bandhigay qaab ciyaareed cajiib ah oo ay ugu qalmeen […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII