Kadib Rikodhkii Taariikhiga Ahaa Ee Uu Dhigay Cristiano Ronaldo, Wax Ka Baro 10-ka Xiddig Ee Ugu Goolasha Badan Taariikhda Tartanka Euro 2020.

Xiddiga kooxda Juventus iyo Xulka Portugal ee Cristaino Ronaldo ayaa noqday xiddiga ugu goolasha badan taariikhda tartanka Euro-da kadib markii uu 2 gool ka dhaliyay xulka Hungary. Cristaino ayaa booska kala baxay Halyeeyga reer France ee Michel Platini oo ay markii hore isku goolal ahaayeen laakiin haatan isaga ayaa kali ku noqday rikoodhkaas taariikhiga ah. […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII