Kala Saraynta Ciyaar Wanaaga Premier League Xilli Ciyaareedkan Oo La Soo Saaray.

Kala saraynta ciyaar wanaaga premier League ee xilli ciyaareedkan ayaa la soo saaray iyada oo Liverpool mar kale hogaaminayso xilli ciyaareedkii 5-aad oo xidhiidh ah. Casaans ayaa haatan sagaal dhibcood ka sarreysa kooxda kaalinta labaad ee Burnley ee horyaalka, iyadoo hal kulan ka harsan yahay dhamaadka xilli ciyaareedka. Kooxaha ayaa dhibco ku helaya kaadhadhka digniinta […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII