Kala Sareynta Horyaalka Serie A, iyo Xidiga Hogaaminaya gool dhalinta

Horyaalka Taliyaaniga ee Serie A oo kamid ah Horyaalada la ciyaaray todobaadkan waxaa ku dhacay isbadal dhanka kala horeynta horyaaalka. Kooxda Juventus ayaa todobaadkan taako kala kulantay kooxda Napoli markii lagu dubtay 2-1 waxana xusid mudan in kooxaha kale sida Inter Milan, Ac Milan ay guulo gaareen. Kooxda Roma ayaa dhankeeda Fariin dirtay todobaadkan iyadoo […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII