Karim Benzema ”Kylian Mbappe wuxuu u ciyaari doonaa Real Madrid”

Karim Benzema ayaa soo jeediyay in weeraryahanka Paris Saint-Germain Kylian Mbappe uu u ciyaari doono Real Madrid mar uun xirfadiisa ciyaareed. Los Blancos ayaa diyaar u ahayd inay bixiso lacag dhan £ 197m maalintii ugu dambaysay ee suuqa, laakiin kooxda La Liga ayaa ugu dambayn iska baxday ka dib markii PSG ay ka soo jawaabi […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII