Kasper Schmeichel Oo Ku Digtay Xulka England Ka Hor Kulankooda Caawa Ee Semi-final-ka.

Goolhayaha xulka qaranka Denmark ee Kasper Schmeichel ayaa ku digtay Xulka England ka hor kulankooda Semi-final-ka ee caawa markii la waydiiyay in uu xulka England ku guulaysan karo koobka. Xulka England ayaa kulanka soo galaya iyaga oo ugu cad-cad in ay gaadhaan Final-ka tartanka Euro 2020 kadib markii ay qaab ciyaareed fician soo bandhigeen. Xulka […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII