LIVE CHAT

USA 0017124326996

UK 03306061358

Sweden 0046840308879

SAFrica 0027121003058

Norway 004721939528

Belgium 003225887027

Australia 0280725143

Ausria 4312675954

Katrina Kaif”Twinkle Khanna Waa Qofka Kaliya Ee Neerfaha Igu Kicisa” Xaaska Akshay Kumar Iyo Katrina Kaif Maxaa Isku Keenay Waa Yaab!!

Katrina Kaif ayaa la gudoonsiiyay abaal marinta atiriishada ugu Style-ka wanaagsaned bishii April ee lasoo dhaafay waxay goobta xaflada ka sheegtay in Twinkle Khanna tahay qof ka careysiiso ama ka xanaajiso.

Twinkle Khanna oo kamid ahed martida xafladan ayaa si wacan u daawaneysay una dhageysaneysay oraahda Katrina Kaif masraxa ka jeedisay xili abaal marintan la gudoonsiinaayey waxay tiri Kaif oo arinkaan sharaxeyso.

“Waad ku mahadsantihiin abaal marintan aad I gudoonsiiseen, waxa kaliya ee aan ka fikiraayey caawa markaan halkaan imaanayey ayaa ah Twinkle Khann, horta waxaan filaa in aysan xafladan joogin si aysan iigu xanaaqin (wey qosleysaa markee sidaa leedahay).”

“Twinkle Khanna waa qof neerfaha igu kicisa hadii aan akteeda joogo hadal dhan iima ogolaato waxay ku hadashaa hadal midka ugu wanaagsan hadana waa qof fur furan oo kaftan badan waan ka xumahay Twinkle waligey hadal kuguma gaari doono balse waan ku jeclahay midaas ogow.”

Waa la isku raacay atiriishada Twinkle Khanna inee tahay mid aan hadal lagu gaarin hadii ay hadasho waa qof kaftan badan hadal bilcagsi kuma hadasho ee waxay ku hadashaa hadal kaftan ah sido kalena xaqiiqada ku saleesan.

Akshay Kumar-ka shaashada kaaga qosliya markuu Twinkle ak joogo daawade ayuu noqdaa fursad uu ku hadlo umaba ogolaato kaliya inuu ku madadaalo ama ku qoslo oraahdeeda mooyee.

Walal Ha Ilaawin Inaad Hal Xayeysiin Oo Ku Dhufato Xayeysiimaha Noocyada Kala Duwan Sida Cunooyinka, Agabka Guryaha, Games Kala Duwan Sawirada Kusoo Baxaan Mid Kamid Ah Kudhufo Mahadsanid…

Source: laacib.org

AKHRISO: WARARKII Ugu dambeeyey

Leave a Reply

Your e-mail address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII