Kevin De Bruyne Oo Guul Soo Laabasho Leh Ku Hogaamiyay Xulka Belguim, Denmark Ayay Garaaceen.

Kulan ka tirsanaa Group B ee tartanka Euro 2020, Xulka Belguim ayaa guul soo laabasho leh ka gaadhay xulka Denmark kulan xiiso lahaa oo ay labada xul kala qaybsadeen laabda qaybood ee ciyaarta. Qaybtii hore ee ciyaarta xulka Denmarka ayaa ahaa midka fiican iyaga oo ka awood badnaa xulka Belguim kuwaas oo ku dhibaatooday in […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII