Kevin De Bruyne oo loo badinayo inuu Maqanyahay kulanka Manchester United

Photo/Reuters Ciyaaryahanka khadka dhexe ee Manchester City Kevin De Bruyne ayaa lagu soo waramayaa inuu halis ugu jiro inuu lumiyo booskiisa kulanka sabtida ee Manchester United . Ciyaaryahanka heerka caalami ee dalka Belgium ayaa si weyn ugu dhibtooday inuu saameyn joogto ah ku yeesho xilli ciyaareedkan, isagoo dhaliyay seddex gool iyo hal caawin 12 kulan […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII