khadka dhexe ee Chelsea Mason Mount oo beddelaya Wakiilkiisa

Ciyaaryahanka khadka dhexe ee Chelsea Mason Mount ayaa beddelaya wakiilkiisa. The Daily Mail ayaa sheegay in xidigan uu doonayo in uu badalo isla markana ku badalo aabihiis si uu ugu noqdo wakiilka cusub. Isagoo raacaya saaxiibkiis Declan Rice – oo ka tagay Wasserman bishii Diseembar ee la soo dhaafay si uu aabbihiis u matalo – Mount ayaa sidoo kale lagu […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII