Kieran Tierney Oo Go’aan Weyn Ka Gaadhay Mustaqbalkiisa Arsenal.

Xiddiga Kieran Tierney ayaa lagu soo waramayaa in uu diyaar u yahay in uu mustaqbalkiisa u hibeeyo kooxda Arsenal waliba qalinka ku duugo heshiis cusub oo 5 sano ah sida ay sheegayaan wararku. Xiddiga reer Scotland ayaa ka mid ahaa xiddigaha ugu fiican Arsenal tan ilaa markii uu Mikel Arteta noqday tababaraha kooxda waxana uu […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII