Kieran Trippier Oo Qaaday Talaabo Cadayn U Ah In Uu Ku Dhawyahay Ku Biirista Man United.

Xiddiga daafaca Midig uga ciyaara Atletico Madrid ee Kieran Trippier ayaa lagu soo waramayaa in uu bilaabay in uu Guri ka raadsado magaalada Manchester xilli ay Man United doonayso saxiixiisa. Xiddigii hore ee Tottenham ayaa qaab ciyaareed cajiib ah ku soo qaatay Atletico Madrid xilli ciyaareedkii dhamaaday isaga oo ku lug lahaa 6 gool xilli […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha†

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII