Kieran Trippier Oo Xiddigaha England U Sheegay Go’aankiisa Ku Aadan Ku Biirista Man United.

Daafaca Atletico Madrid Kieran Trippier ayaa lagu soo waramayaa inuu u sheegay xiddigaha Xulka qaranka England inuu doonayo inuu ku biiro Manchester United inta lagu guda jiro suuqa kala iibsiga xagaagan. Xiddiga 30 jirka ah ayaa qaab ciyaareed cajiib ah ku soo qaatay Atletico Madrid xilli ciyaareedkii dhamaaday isaga oo Kooxdiisa ku hogaamiyay horyaalka La […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII