Klopp oo ka hadlay in Liverpool lasoo wareegeyso Badalka Sahal iyo Mane

Tababaraha kooxda Liverpool ee Jurgen Klopp ayaa qishay in kooxdiisu ay suuqa bisha January geli karto iyadoo samayn karta saxeexyada bedelka u noqonaya xiddigaha ka aadaya koobka qaramada Africa. Liverpool ayay tartanka koobka qaarada Africa ka tagi doonaan xiddigaheeda udub-dhaxaadka u aha weerarkeeda ee Mohamed Salah iyo Sadio Mane sidoo kale khadka dhexe ee Naby […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII