Klopp Oo Ka Hadlay Soo Laabashada Van Dijk & Gomez

Tababaraha Kooxda Liverpool ee Jurgen Klopp ayaa ka hadlay farxadiisa ku aadan soo laabashada xiddiga Virgil Van Dijk kulankii ay Reds guuldarada kala kulantay kooxda Hethra Berlin kulan saabtinimo. Daafaca dhexe Virgil Van Dijk ayaa ciyaaray kulankiisii ugu horeeyay tan ilaa bishii October ee sanadkii hore isaga oo dhaawac kaga maqnaa kooxda Liverpool. Sidoo kale […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII