Koox Premier League Ah Oo Si Lama Filaan Ah Uu Dhaqaaqaysa Cristiano Ronaldo, Mana Ahan Man United.

Kooxda Manchester City ayaa lagu soo waramayaa inay ka fiirsaneyso inay si lama filaan ah ugu dhaqaaqdo weeraryahanka Juventus Cristiano Ronaldo iyagoo raadinaya bedelka Sergio Aguero. Citizens ayaa dooneysa inay la soo wareegto weeraryahan cusub ka hor inta uusan xirmin suuqa kala iibsigu ka dib markii ay macsalaameeyeen gooldhaliyaha kooxda Aguero. Xiddigaha Erling Braut Haaland […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII