Koox Weyn Oo Reer Yurub Ah Oo Ku Biirtay Baacsiga Loogu Jiro Saxiixa Harry Kane

Juventus ayaa ah kooxdii ugu dambeysay ee xiise u muujisa weeraryahanka kooxda Tottenham Hotspur Harry Kane, sida ay sheegayaan wararku. Xiddiga reer England ayaa ka soo baxay xilli ciyaareed uu hogaaminayay gool dhalinta iyo waliba caawinta horyaalka premier League. Kooxaha Man City, Man United iyo Chelsea ayaa la rumaysanyahay in ay doonayaan saxiixa xiddiga reer […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII