Kooxaha Goolasha Ugu Badan Ka Dhalisay Champions League Xilli Ciyaareedkan.

Waxa soo dhamaaday xilli ciyaareedka champions league iyada oo ay ku guulaystay kooxda chelsea oo Final-ka ku garaacday kooxda Man City kulan ka dhacay dalka Portugal. Waxa guud ahaan la ciyaaray tanka 125 kulan tan ilaa bilowgii xilli ciyaareedka waxana jira kooxo soo bandhigay qaab ciyaareed cajiib ah waliba dhaliyay goolal aad u badan. Kooxda […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII