Kooxaha Koobabka Ugu Badan Ku Guulaystay Horyaalka Serie A-da.

Kooxda Inter Milan ayaa shalay Axadii si Rasmi ah ugu guulaystay horyaalka Serie A-da kadib 11 sano oo aanay ku guulaysan horyaalka dalkaas kadib xilli ciyaareed cajiib ah oo ay soo qaadatay. Kooxda Inter Milan oo uu hogaamiyo Antonio Conte ayaa wacdaro dhigay xilli ciyaareedkan iyaga oo horyaalka ku guulaystay iyada oo 4 kulan ka […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII