Kooxaha Manchester United iyo Chelsea oo dharbaaxo xun kala kulmay raacdada ay ugu jireen Marcelo Brozovic

Kooxaha Manchester United iyo Chelsea ayaa dharbaaxo xun kala kulmay raacdadii ay ugu jireen Marcelo Brozovic iyadoo Inter Milan ay ku kalsoon tahay inay heshiis la gasho ciyaaryahanka khadka dhexe si uu heshiis cusub ugu saxiixo. Brozovic, oo lagu wado inuu noqdo wakiil xor ah dhamaadka xilli ciyaareedkan, ayaa sidoo kale loo arkaa bartilmaameedka kooxaha […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII