Kooxaha Premier League Ee Ka Qayb Qaadan Doona Tartamada Yurub.

Waxa si Rasmi ah u soo xidhmay tartanka Premier League xilli ciyaareedkan iyada oo maanta la ciyaaray kulamadii ugu dambeeyay. Kooxda Man City ayaa guul ugu dabaal dagtay ku guulaysiga horyaalka xilli ay Man United kaalinta 2-aad xaqiiqsatay kadib xilli ciyaared cajiib ah oo ay soo qaateen. Kooxda Liverpool oo ay dhaawayo dileen xilli ciyaareedkan […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII