Kooxaha ugu weyn Premier leaue oo xiisanaya Ilaix Moriba

Da’yarka Barcelona ee Ilaix Moriba ayaa waxaa doonaya xubin kasta oo ka tirsan Premier League -ga ‘Big Six’, sida lagu sheegay warbixinta ugu danbeesay. 18 jirkaan ayaa ku riyaaqay xilli ciyaareed wanaagsan intii uu ka hoos shaqeynayay Ronald Koeman xilli ciyaareedkii hore laakiin waxaa dib loogu celiyay kooxda B xilli uu jiray muran adag oo […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII