Kooxaha Waaweyn Ee Seegi Kara Champions Leageu Xilli Ciyaareedka Dambe.

Xilli ciyaareedkan ayaa ah mid la yaab leh marka loo eego in kooxo waaweyn oo wacdaro dhigayay xilli ciyaareedki hore waliba magac ku leh qaarada yurub si weyn u dhibaatoonayaan xilli ciyaareedkan. Kooxahaas ayaa haatan u dagaalamaya sidii ay uga soo qayb gali lahaayeen champions League xilli ciyaareedka dambe iyaga oo laga yaabo in ay […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII