Kooxaha Xaqiiqsaday Boosaskooda Champions league Xilli Ciyaareedkan Dambe

Waxa si Rasmi ah todobaadkan u dhamaaday xilli ciyaareedka 2020/2021 iyada oo si Rasmi ah loo soo afjaray xilli ciyaareedkan kadib xilli ciyaareed aad u daba dheeraa. Waxa Jira kooxo haatanba xaqiiqsay booskoda iyada oo 18 kooxood si Rasmi ah u xaqiiqsadeen boosaskooda wareega Group-yada tartanka champions League xilli ciyaareedka dambe. 14-ka kooxood ee kale […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII