Kooxda Chelsea oo Ganaax kala kulantay Xiriirka Kubada Cagta Ingariiska kadib Ficilkii Ciyaartoyda

Xidhiidhka kubadda cagta Ingiriiska ayaa shaaciyey ganaax ay ku rideen Chelsea kaddib ficilladii ay ciyaaryahannadeedu ku kaceen kulankii Liverpool ay martida ugu ahaayeen August 28 ee kusoo dhamaaday barbaraha 1-1. Ciyaartoyda Chelsea ayaa gadood ka sameeyey kulankaas markii uu garsoore Anthony Taylor kaadh cas siiyey kaddib markii uu gacan ku qabtay kubbad sii dhalanaysay qaybta […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII