Kooxda Inter Milan oo 6-1 uga badisay kooxda Bologna Horyaalka Serie A Taliyaaniga

kooxda Inter Milan ayaa ku ceel baxday kooxda Bologna kadib guul daradii kasoo gaartay Real Madrid kulankeeda ugu danbeeyay waxana ay ku badiyeen 6-1. Kulanka oo ka dhacay Garoonka Giuseppe Meazza ee Inter Milan ayaa goolashada lagu daah furay Daqiiqadii 6aad iyadoo xidiga Lautaro Martinez uu hogaanka u dhiibay kooxda. Milan Skriniar iyo Nicolo Barella […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII