Kooxda Inter Milan oo Qorsheeneysa in ay lasoo wareegto Tolisso

Inter ayaa qorsheyneysa inay u dhaqaaqdo garabka Bayern Munich Corentin Tolisso – sida laga soo xigtay Tuttosport . Nerazzurri ayaa dooneysa inay si xor ah kula soo saxiixato 27 jirkaan marka qandaraaskiisa haatan ee Allianz Arena uu dhaco xagaaga soo aadan. Tolisso ayaa xor u ahaan doona inay Inter kala xaajooto heshiis hordhac ah marka suuqa kala […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII